(Sawirro) Axmed Madoobe oo saddex arrin kala hadlay Frantz Celestin

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada KIsmaayo ku qaabilay Frantz celestin oo ah madaxa Hay’ada Socdaalka aduunka ee IOM ee Soomaaliya. Frantz celestin ayaa booqasho ku jooga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose Kulanka ayaa lagaga hadlay arimaha dib u soo celinta qaxootiga, taageerada dadka gudaha dalka ay ku saamaysay abaartii … Continue reading (Sawirro) Axmed Madoobe oo saddex arrin kala hadlay Frantz Celestin